Dowlada Federaalka oo Jubbaland u fasaxday lacag ka badan Hal Milyan oo Dollar

Wasaarada Maaliyada Dowlada federaalka ayaa maamulka Jubbaland u fasaxday lacag dhan $1.2 milyan oo dollar, lacagtan ayaana horey dowlada Federaalka uga xayirtay Jubbaland kadib markii uu labada dhinac khilaaf soo kala dhax galay. Lacagtan dowlada federaalka Soomaaliya u fasaxday maamulka Jubbaland ayaa la sheegay in loogu tala galay in lagu fuliyo mashaariic horumarineed sida dhismooyinka Wadooyinka … Continue reading Dowlada Federaalka oo Jubbaland u fasaxday lacag ka badan Hal Milyan oo Dollar